Daahfurka ololaha 16 ka maalmood ee ka hortaga tacadiga Haweenka Somaliyeed 25-Nov-2022

Garowe Shaqaalaha Hay,ada Maxaliga wadaniga ah Ee MRF waxay caawa ka qayb galeen daahfurka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawlada Puntland ay caawa Magaaladda Garoowe ka Daahfurtay Ololaha 16-ka maalmood ee joojinta tacadiyadda ka dhan ka ah haweenka.Ololahaan oo socon doona 16 Maalmood ee Soo socda ayaa waxaa ka soo qayb galay hay,adaha Dawladda ee ka shaqeeya cirib tirka tacadiyada haweenka hay,adaha aan Dawliga ahayn ee caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ee taagera ciribtirka tacadiyada iyo shaqaaqada ka dhanka ah haweenka kulanka waxaa si rasmi ah u daahfuray Madaxwaynaha Ku xigeenka DPL ahma sii hayaha xilka Madaxwaynaha .

Hamada maxaliga ah ee Manaal Relief Foundation (MRF) waxaa naga go,an markasta in aan ka wayb qaada o u qareeno sidii loo ciribtiri lahaa tacadiyda xuquuqda adanaha gaar ahaan kuwa haweenka iyo dhalinyarada

You may also enjoy these articles

error: Content is protected !!