Madaxda Hay,ada MRF oo ka qayb galay kulanka daahfurka istaaratiijiyada ka hortga tacadiyda haweenka
Waxaan uga Mahadcelinayaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland iyo madaxda Wasaaradda haweenka daahfurka isatatiijiyada ka hortaga tacadiyada loo gaysto haweenka Puntland runtii waa guul wayn