Daahfurka ololaha 16 ka maalmood ee ka hortaga tacadiga Haweenka Somaliyeed 25-Nov-2022

Garowe Shaqaalaha Hay,ada Maxaliga wadaniga ah Ee MRF waxay caawa ka qayb galeen daahfurka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawlada Puntland ay caawa Magaaladda Garoowe ka Daahfurtay Ololaha 16-ka maalmood ee joojinta tacadiyadda ka dhan ka ah haweenka.Ololahaan oo socon doona 16 Maalmood ee Soo socda ayaa waxaa ka soo qayb galay hay,adaha Dawladda …

Daahfurka ololaha 16 ka maalmood ee ka hortaga tacadiga Haweenka Somaliyeed 25-Nov-2022 Read More »